Madaxa Waaxda Cilmiga Bulshada & Shaqada Bulshada oo Cilmi-baaris ka Soo Bandhigay SWSD 2026
Dr. Abdirahman Mohamed Daahiye, Madaxa Waaxda Cilmiga Bulshada & Shaqada Bulshada ee Kulliyadda Culuumta Bulshada, ayaa ka qayb qaatay shirka caalamiga ah ee Shaqada Bulshada, Waxbarashada iyo Horumarinta Bulshada…










