Jaamacadda Ummadda SoomaaliyeedKulliyadda Culuumta BulshadaKulliyadda Culuumta Bulshada
Wararka

Difaacashada Buuga Qalin-jabinta Dufcadda 2aad iyo 3aad Kulliyaddaha Culuumta Bulshada iyo Cafimaadka.

Second and Third Cohorts of the Faculties of Social Sciences and Medicine Defend Their Graduation Theses

Difaacashada Buuga Qalin-jabinta Dufcadda 2aad iyo 3aad Kulliyaddaha Culuumta Bulshada iyo Cafimaadka.

Xarunta KM4 ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed waxaa Todobaadkana ka bilaawday buug difaacashada dufcadii 2aad ee Kulliyadda Culuumta Bulshada gaar ahaan qaybta Soiology and Social work, oo soo bilowda Talaado 09/05/2023.

Sidoo kale shalay iyo maanta waxaa buugaagta qalin jebinta difaacanaya Ardayda kulliyadda caafimaadka iyo qalliinka kuwaas oo noqonaya dufcaddii 3aad dib u howlgelinta Jaamacadda ka dib.

Markii hore waxaa Af-Soomaali lagu daabacay snu.edu.so.